Yoolnews.com
Saylici Oo Saluug Ka Muujiyey Awoodaha Madaxwayne Ku Xigeenka
July 27, 2020 - Written by Yool News

Hargeysa(Yool) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka haddlay Saluuga uu ka qabo awoodaha uu dastuurku siiyey Madaxweyne ku -xigeenka, waxaanu codsaday in arrintaas dib loo eego

 

COMMENTS
Latest News