Yoolnews.com
Nin Xashiishad “Daroogo” Ku Beeray Gudaha Somaliland Oo La Qabtay
July 27, 2020 - Written by Yool News

Hargeysa(Yool) Ciidamada booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay nin waqooyiga Magaalada Hargeysa Beer uu ku leeyahay ku beeray Maandooriyaha Xashiishada, kaas oo u soo iibgeyn jiray muddo dheer Magaalooyinka Dalka

 

 

 

COMMENTS
Latest News