Yoolnews.com
Wasiirka Arimaha gudaha oo Xilkii ka Qaaday Agaasimihii Ciidamada Dab-demiska…
June 28, 2020 - Written by Yool News
Hargeysa(Yool)- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii fulinta ee ciidanka dab-damiska Somaliland Cabdiqaadir Cumar Xaashi.
Warqada xilka qaadista oo soo gaadhay Shabakada Wararka ee Xogreebnews, ayaa lagu sheegay in Wasiirka ogaysiiyey  xilka qaadista Agaasimaha Ciidamada dab-demiska Taliyaha guud ee Ciidamadaas.
Geesta kale Taliyaha Ciidamada Dab-demiska ayaa dhowaan shaqada ka Joojiyey agaasimahan xilka laga qaaday.
Halkan hoose ka Akhri.

COMMENTS
Latest News