Yoolnews.com
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Sheegay inay Ciid tahay Berri oo Caawa Bisha Shuwaal La Arkay
May 22, 2020 - Written by Yool News
Hargeysa(Yool):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa sheegay in hadda sheegay inay Sabtida Berri tahay Ciid, isla markaana bishi Shuwaal laga arkay deegaanno kala duwan oo Soomaaliya iyo Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ka tirsan.
Wasiirka oo Fiidkii sheegay inaan bisha la arag, ayaa xaqiiqo raadin ka dib sheegay in laga arkay deegaanno kala duwan, sidaa awgeedna ay Ciid tahay Sabtida.

COMMENTS
Latest News