Yoolnews.com
Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga….
May 22, 2020 - Written by Yool News

Hargeysa(Yool)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somalilan Md. Siciid Xasan Cabdilahi, waxa uu shaqaale-weynaha Dekeda Berbera ugu Hambalyeynayaa Munaasibada Ciidul-Fidriga oo Beri oo Sabtiya la Iidi-doono.
Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi waxa kaloo u Hambalyo taas lamida u dirayaa, dhammaan umadda Islaamka ah guud ahaan, gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda maalinta Ciidal Fidriga ah awgeed.
Waxaanu Shacabka Eebbe Uga baryey Ciiddan Ciiddeeda inuu ku gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo, Nabad iyo Horumar.
CIID MUBARAK.

COMMENTS
Latest News