Yoolnews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Beelaha Habar Jeclo Iyo Gar-xajis.
March 19, 2020 - Written by Yool News

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Beelaha Habar Jeclo Iyo Gar-xajis.

Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa soo dhaweeyay shirkii labada beelood ee gobolka togdheer ugu soo dhamaaday magaalada burco.

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa fariin udiray xukuumada madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News