Yoolnews.com
Khilaaf Culus oo Ka Dhex Taagan Maamulka Xaafada State House-ka…
March 13, 2020 - Written by Yool News

Khilaaf Culus oo Ka Dhex Taagan Maamulka Xaafada State House-ka…

Dadweynaha degan xaafada State House-ka ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqsiyaad sheegay inay yihiin gudida xaafada.

Guddoomiyaha xaafada State House-ka Sulub Ibraahim Maxamed ayaa maamulka gobolka Maroodi Jeex ugu baaqay inay arintan ay soo fara geliso.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News