Yoolnews.com
Daawo: “Dumarka Murashaxiinta Way U Wanaagsan Tahay Habsan Ka Qabsoomida Doorashooyinka”..Luul Xasan Matan
February 27, 2020 - Written by Yool News
Ma

rwo Luul Xasan Mataan ayaa ka hadashay qabsoomida doorashooyinka Somaliland, iyadoona sheegtay in Haweenka murashaxiinta ay u wanaagsan tahay habsanka qabsoomida doorashooyinka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News