Yoolnews.com
Siyaasi Cali Guray oo Qaran Dumisnimo ku eedeyey Madaxweyne Muuse Biixi….
February 26, 2020 - Written by Yool News

Siyaasi Cali Guray oo Qaran Dumisnimo ku eedeyey Madaxweyne Muuse Biixi….

Siyaasi Cali Maxamed Maxamed Yuusuf (Cali Gurey),  ayaa ka hadley arimaha doorashooyinka Somaliland iyo muranka cakiran ee u dhexeeya xisbiyada Kulmiye, Ucid iyo Waddani.

Dhinaca kale, Siyaasi Cali Gurey oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu ka hadley furista ururada siyaasada, raali gelintii uu Farmaajo bixiyay, wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya, Xaalada Somaliland.

Hoos ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News