Yoolnews.com
DAAWO:- “28 Sanno Ayaa Somaliland Looga Talinayay Marfishyada, Somaliland Hala Timaado Siyaasad Cad” Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maareeye
February 18, 2020 - Written by Yool News

DAAWO:- “28 Sanno Ayaa Somaliland Looga Talinayay Marfishyada, Somaliland Hala Timaado Siyaasad Cad” Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maareeye

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay safarka la hadal hayo inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku tagayo magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

COMMENTS
Latest News