Yoolnews.com
“Xadhiga Cableka Internetka Ee Jabuuti Kama Soo Degi Karo Xeebaha Somaliland” Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl…
January 22, 2020 - Written by Yool News

Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi jibriil ayaa markii uhoraysay  ka hadlay xadhig viper optic oo dawlada jabuuti shaacisay in ay keenayso dekeda berbera

Xukuumada Somaliland aaa sheegay in aanay jirin wax dawlada jabuuti ay kala socodsiisay qorshahaasi islamarkaana aanay keeni Karin biyaha Somaliland wax aanay heshiis kula jiran

Dhanka kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa wax laga waydiiday wararka sheegay in jabuuti ogolaashaha ay xadhkaha cable ku keenayso berbera ay kasoo qaadatay Somaliland isagoo sheegay in aanay halkani ahayn somaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News