Yoolnews.com
Abwaan weedhsame oo eedo ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa, kana Hadlay Bandhigii Berbera ee laga joojiyey…
January 18, 2020 - Written by Yool News

Abwaan xasan daahir (Weedhsame) ayaa la hadlay warbaahinta waxa uu faahfaahin ka bixiyay u jeedada uu isku yeedhay warbaahinta iyo cida ka dambaysay xaflad loogu talo galay in uu ka soo qayb galo waxan uu dhaliilo kala duwan u jeediyay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne muuse biixi oo uu ku tilmaamay in ay ku xadgudubtay sharciyada dalka u dajisan.

COMMENTS
Latest News