Yoolnews.com
DAAWO;-“Aadan Xaaji Cali Xageed U Habranaysaa, Dadka Runta U Kala Sheeg”Cali Qoryoolay…
December 20, 2019 - Written by Yool News

Qoraa cali dool axmed (cali qoryoolay) ayaa dhaliilo culus ujeediyay gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl aadan xaaji cali isagoo ugu baaqay in aanu habran cid balse uu dadka iyo asxaabta u kala sheego sharciga iyo cida khaldan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News