Yoolnews.com
“Haddii Komishankii Hore La Soo Celiyo, Axmed Siilaanyona Ha La Soo Celiyo” Xildhibaano…
December 17, 2019 - Written by Yool News

Xildhibaano ka kala tirsan guurtida iyo wakiilada jsl ayaa ka hadlay go,aankii ay gudida dhex dhexaadintu kasoo saartay murankii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo ku salaysnaa komishanka.

Xildhibaanada ayaa ku baaqay hadii lasoo celinayo komishankii hore in mdaxwaynihii hore ee jsl axmed siilaanyona lasoo celiyaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News