Yoolnews.com
Sadex Dhulgariir Oo Saacad Gudeheed Ku Dhiftay Dalka Filibin…
December 15, 2019 - Written by Yool News

Saddex dhul gariir oo saacad gudaheed ka dhacay dalka Filibiin sida ay qortay warbaahinta EMCS
Dhul gariirka koowaad ayaa dhacay saacada geeska afrika markii ay ahayd 05:17 aroornimo isaga oo cabirkiisu ahaa 6,8, gigilayna dhul dhan 49 KM oo isku soo wareeg ah

Soddon daqiiqo kadib ayuu ku dhuftay dhul gariir kale isla goobta oo lagu magacaabo Mindanao isaga oo uu cabirkiisu ahaa 5 gigilayna ubuc dhan 10 KM oo isku soo warteeg ah, isla mid la mid ah ayaa saacau markay ahayd 6 dii subaxnimo ee Soomaliya uu ku dhuftay kii sadeexad oo ay isku cabir ahaayeen kii labaad.

Ilaa hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay dhulgariiradan.

COMMENTS
Latest News