Yoolnews.com
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa labada hoggaamiye mucaarad ee Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Faysal Cali Waraabe ku martiqaaday inay saaka 9:00 subaxnimo kulan ku yeeshaan xarunta madaxtooyada.
December 15, 2019 - Written by Yool News

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa labada hoggaamiye mucaarad ee Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Faysal Cali Waraabe ku martiqaaday inay saaka 9:00 subaxnimo kulan ku yeeshaan xarunta madaxtooyada.

COMMENTS
Latest News