Yoolnews.com
MOOSHIN KALE HADAY KUGU CELIYAAN DAACAD BAAD NOQON.W/Q. HASAN JIRDE MOHOMOUD{ MUUMIN}
August 27, 2019 - Written by Yool News

sida aan ka wada warqabno dhawaan ayay ahayd markii xubno ka tirsan golaha deegaanka magalada gabilay ay keenen mooshin ka dhan ah gudoomiyaha golaha deegaanka gabilay MAXAMED AAMIIN CUMAR CABDI
kaas oo ay ku eedeeyeen musuq maasuq baahsan kaas oo ragaadiyay waxqabad kii dawlada hoose ee magalada gabilay iyo guud ahaanba gobolka
sikastaba ha ahaatee mayar AAMIIN oo mudo ka badan 4 Sano hogaanka uhaya golaha deegaan degmada gabilay ayaa sida ay qabaan qaybo kamida bulsha looga baran inuu daahfuro mashaariico wax tar uleh kaabayaasha arimaha bulsha iyo nolosha aas. aasiga ah qabsoomida hal waxqabadna dhawr jeer xadhiga laga jari jiray sida sariimadii sare ee maayarkii ka horeeyay hirgaliyay wadooyin ka mid ahaa mashruuca JPLJ ee dawlahahoose laga caawiyo kuwaas oon ku jirin miisaaniyada golayaasha deegaan
kama soo muuqan jirin inta badan warbaahinta maxaliga aha
hasa ahaatee markii khilaafka ka dhexqarxay isaga iyo golahiisa deegaan kaas oo gaadhay halkii ugu saraysay abid
xildhibaanada eedaha usoo jeediyay oo ahaa aqlabiya goloha iclaamiyeen kalfadhi aan caadi ahayn
ayaa waxa markaliya baraha bulshada iyo warbaahinta qabsaday xayn mashaariic yaryar ah oo isdaba gooja ku waas qaarkood ku jirin miisaaniyada golaha balse la curtay mooshinka
sida ay ku doodayaan dadka udhun daloola sanad miisaaniyada golaha
kuna asteeyeen
{SAGAARO XAAR MUUQDA AYAY AAS.AASTA}
qaarkalana dalbanayaan mooshin kale si waxqabad ku u libinlaabmo
wolow wali khilaafkii yahay dhuxul danbas huwan

qalinkii .HASAN JIRDE MOHOMOUD{ MUUMIN}

COMMENTS
Latest News